Dilalka Qorsheesan oo kusoo badanaya magaalada Muqdisho

Dilalka qorsheesan ee loo geesanayo dadka shacabka ah iyo ciidamada katirsan dowlada Soomaaliya ayaa kusoo kordhaya magaalada Muqdisho, xili ciidamada amaanka ay wadaan howlgalo amaanka lagu xaqiijinayo. Labadii habeen ee lasoo dhaafay magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda waxaa lagu dilay ku dhawaad shan qof oo u badnaa dad shacab ah, waxaana dilkii ugu dambeeyay xalay loo … Continue reading Dilalka Qorsheesan oo kusoo badanaya magaalada Muqdisho